Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa maanta qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ka dhacay xaafada Gubta ee degmada Dayniile, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa lala eegtay Gudoomiye laameed katirsan Waaxda Barwaaqo ee degmada Dayniile, waxaana masuulkan qaraxa lala eegtay la sheegay in uu lugeenayay halka uu … Continue reading Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya